Puntland oo shaacisay ujeedo qarsoon oo laga lahaa dibad-baxii ka dhacay Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku tilmaamay mudaharaad shalay ka dhacay magaalada Garowe inuu ahaa qorshe qarsoon oo lagu suurad xumaynayay amniga Puntland. Deni ayaa sheegay in mudaharaadkaas lagu soo beegay xilli ay Garowe imaanayeen madax kala duwan oo ka socotay dowladda federaalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kuwaasoo ka qeyb galaya shir ahmiyad weyn xambaarsan oo … Continue reading Puntland oo shaacisay ujeedo qarsoon oo laga lahaa dibad-baxii ka dhacay Garoowe